Siciid mohamed omar ooo ku magac dheer miciyaaziz Wxaan ahay wiil reer bari ah ooo reer bosasood ah laakin ku dhashay caasimada dalka ee muqdisho.
Waxaan ku bar baaray magaala xebeedka ee bosaso ama bandar-Qaasim waxaan waxbarasho ku bilaaway isla halkaas , waxaan dugsi sare uga baxay nawaawi secondry school, hadana waxaan dhigtaa East Africa University oo ah jaamacadda ugu tayada fiican eee magaalada bosaso.
Waxaan ku rajo weynahay in aan nolosha ka gaaro meel aad u wacan ooo u qurux badan , maxaa yeelay waxaan ahay wiil waxbartay ama nolosha wax badan usoo joogay , ilaaheyna waxaan ka baryayaa in uuu i garab galo.